Passa ai contenuti principali

Scatti del 10N

SO

Aan u istaagno si wada jir leh, si aan uga soo horjeesano Dowladda Cunsuriyada ah, iyo Go’aanka Sharciga Salvini


SIDEED SAAC AMA 2DII DUHURNIMO
MUDAAHARAADKU WUXUU KA BILAABANAYAA
BARXADDA “PIAZZA DELLA REPUBBLICA” EE MAGAALADA ROMA

Waa waqtigii laga dhiidhin lahaa, isla markaana si midaysan looga hortagi lahaa weerarrada Dowladda Cunsuriyada ah, kaasoo wadada uu horay u furay (wasiirkii hore ee Minniti), waana in laga hortagaa xaalada cunsuriyiinta oo sii kordheysa iyo qawaaniinta Salvini, kaasoo weerar ku ah xorriyadda dadka oo dhan.

  • Si dhakhso ah loo joojiyo Sharciga Salvini kaasoo mintid ku ah Ajnabiga iyo dadka magangalyo doonka ah. MAYA sharciga Pillon ee ka soo horjeeda arrimaha ku saabsan qoyska.
  • In lasoo dhaweeyo, sharcina lasiiyo dhammaan muhaajiriinta iyo qaxootiga.
  • In la sii deeyo Duqa magaalada ama Sindikaha Riace, Mimmo Lucano! Faraha laga qaado Magaalada Riace iyo Hay’addaha Samafalka ama NGO-yada.
  • In laga soo horjeesto faquuqa bulshada.
  • In laga dhiidhiyo dib u celinta, tarxiilka iyo dadka oo guryaha laga saaro. 
  • In laga soo horjeesto cunsurinimada, fashiistayaasha, xadgudubka haweenka, nacaybka iyo nooc kasta oo takoorid ah.
Sababahan darteed waxaan ku baaqeynaa DIBADBAX QARAN, nabad ah, taageera soo dhaweynta dadka, si wada jir ah, maalinta sabtida ah ee 10-ka bisha Nofembar, magaalada Roma (Talyaaniga).

Aalada internetka ayaa laga codeeyay, si looga hortago cunsurinimada 14-ka Oktoobar, Magaalada Roma,

Wixii macluumaad ah kala xiriir: 10novembre18@gmail.com

Commenti

Post popolari in questo blog

10 NOVEMBRE, MANIFESTAZIONE NAZIONALE: “UNITI E SOLIDALI CONTRO IL GOVERNO, IL RAZZISMO E IL DECRETO SALVINI”

È il momento di reagire, mobilitarsi e unirsi contro gli attacchi del governo, a cui Minniti ha aperto la strada, contro l'escalation razzista e il decreto Salvini che attacca la libertà di tutte e tutti.
Per il ritiro immediato del Decreto immigrazione e sicurezza varato dal governo. NO al disegno di legge Pillon. Accoglienza e regolarizzazione per tutti e tutte. Solidarietà e libertà per Mimmo Lucano! Giù le mani da Riace e dalle ONG. Contro l’esclusione sociale. No ai respingimenti, alle espulsioni, agli sgomberi. Contro il razzismo dilagante, la minaccia fascista, la violenza sulle donne, l’omofobia e ogni tipo di discriminazione.

Per queste ragioni convochiamo una MANIFESTAZIONE NAZIONALE pacifica, solidale, accogliente e plurale per sabato 10 novembre a Roma.
#indivisibili#10novembre#NoDLSalvini

>>> Piattaforma approvata dall’assemblea antirazzista del 14 ottobre a Roma <<<
Per adesioni e informazioni: 10novembre18@gmail.com

16 dicembre assemblea #indivisibili - Il testo approvato

Iʟ 16 ᴅɪᴄᴇᴍʙʀᴇ sɪ sᴏɴᴏ ʀɪᴠɪsᴛᴇ ᴀ Rᴏᴍᴀ ʟᴇ ʀᴇᴀʟᴛᴀ̀ ᴄʜᴇ ʜᴀɴɴᴏ ᴘʀᴏᴍᴏssᴏ ʟᴀ ᴍᴀɴɪғᴇsᴛᴀᴢɪᴏɴᴇ ɴᴀᴢɪᴏɴᴀʟᴇ ᴅᴇʟ #10ɴᴏᴠᴇᴍʙʀᴇ ᴄᴏɴᴛʀᴏ ɪʟ ɢᴏᴠᴇʀɴᴏ, ɪʟ ʀᴀᴢᴢɪsᴍᴏ ᴇ ɪʟ ᴅᴇᴄʀᴇᴛᴏ Sᴀʟᴠɪɴɪ. Pᴜʙʙʟɪᴄʜɪᴀᴍᴏ ɪʟ ᴛᴇsᴛᴏ ᴀᴘᴘʀᴏᴠᴀᴛᴏ ᴄʜᴇ sɪ ʀɪᴠᴏʟɢᴇ sɪᴀ ᴀ ᴛᴜᴛᴛᴇ ʟᴇ ʀᴇᴀʟᴛᴀ̀ ᴄʜᴇ ʜᴀɴɴᴏ ᴅᴇᴄɪsᴏ ᴅɪ ᴘᴀʀᴛᴇᴄɪᴘᴀʀᴇ ᴀʟʟᴀ ᴍᴀɴɪғᴇsᴛᴀᴢɪᴏɴᴇ ᴇ sɪᴀ ᴀ ǫᴜᴇʟʟᴇ ᴄʜᴇ ɴᴏɴ ᴄ'ᴇʀᴀɴᴏ, ᴍᴀ sᴏɴᴏ ɪɴᴛᴇʀᴇssᴀᴛᴇ ᴀ ᴄᴏsᴛʀᴜɪʀᴇ ᴜɴ ᴘᴇʀᴄᴏʀsᴏ ᴅɪ ɪᴍᴘᴇɢɴᴏ sᴏʟɪᴅᴀʟᴇ ᴇ ᴀɴᴛɪʀᴀᴢᴢɪsᴛᴀ ᴜɴɪᴛᴀʀɪᴏ, ᴀᴍᴘɪᴏ ᴇ ᴘʟᴜʀᴀʟᴇ. Sɪɴᴛᴇsɪ ᴀᴘᴘʀᴏᴠᴀᴛᴀ ɴᴇʟʟ’ᴀssᴇᴍʙʟᴇᴀ ɴᴀᴢɪᴏɴᴀʟᴇ ᴅᴇʟ 16 ᴅɪᴄᴇᴍʙʀᴇ L'assemblea del 16 dicembre considera la manifestazione del 10 novembre una prima significativa mobilitazione nazionale contro il governo, il razzismo e il decreto Salvini. Il corteo ha dimostrato che si può reagire e lottare unitariamente per fronteggiare le misure antipopolari, razziste e repressive del governo.
Vogliamo avvalorare la novità del metodo inclusivo, aperto, rispettoso con cui è stato preparato e realizzato il 10 novembre che ha permesso l'adesione di oltre 450 realtà e di tante perso…

FOTO

Qui sotto le foto raccolte dalla sezione foto della pagina Indivisibili e dagli album condivisi nella sezione Home Nella sezione Video i video degli interventi e nella Home articoli e servizi giornalistici